Kitaabka Quduuska Ah

Yuudas 1:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kuwanu waa kuwa gunuunaca, oo cawda, oo damacyadooda xaaraanta ah ka daba orda, afkooduna wuxuu ku hadlaa hadallo isweyneyn ah, dadkana way u kala eexdaan inay faa'iido helaan aawadeed.

Yuudas 1

Yuudas 1:10-20