Kitaabka Quduuska Ah

Yooxanaa 21:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu ku yidhi, Shabagga ku tuura dhinaca midigta ee doonnida, waadna heli doontaane. Haddaba way tuureen, oo ma ayna karin inay soo jiidaan, kalluunka faro badnaantiisa aawadeed.

Yooxanaa 21

Yooxanaa 21:5-15