Kitaabka Quduuska Ah

Yooxanaa 21:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin markii waagu beryay Ciise wuxuu taagnaa xeebta, xertiisiise ma ay garanaynin inuu Ciise yahay.

Yooxanaa 21

Yooxanaa 21:1-7