Kitaabka Quduuska Ah

Yooxanaa 21:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Ciise wuxuu iyaga ku yidhi, Kaalaya oo quraacda. Oo xertii midkoodna kuma uu dhicin inuu yidhaahdo, Kumaad tahay? waayo, waxay garanayeen inuu Sayidka yahay.

Yooxanaa 21

Yooxanaa 21:4-18