Kitaabka Quduuska Ah

Yooxanaa 21:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxyaalahaas dabadeed Ciise ayaa mar kale xertii isugu muujiyey Bad Tiberiyas agteeda. Oo sidatan ayuu isu tusay.

Yooxanaa 21

Yooxanaa 21:1-9