Kitaabka Quduuska Ah

Yooxanaa 1:46 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Nataana'el wuxuu ku yidhi, Ma wax wanaagsan baa ka iman kara Naasared? Markaasaa Filibos wuxuu ku yidhi, Kaalay oo arag.

Yooxanaa 1

Yooxanaa 1:40-51