Kitaabka Quduuska Ah

Yooxanaa 1:42 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu wuxuu u geeyey Ciise. Ciisena intuu eegay ayuu wuxuu ku yidhi, Adigu waxaad tahay Simoon ina Yoonis. Waxaa lagu odhan doonaa Keeyfas (oo fasirkiisu yahay Butros).

Yooxanaa 1

Yooxanaa 1:32-45