Kitaabka Quduuska Ah

Yooxanaa 1:39 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wuxuu ku yidhi, Kaalaya oo arka, Markaasay yimaadeen oo arkeen meeshuu degganaa, wayna la joogeen maalintaas. Goortaas waxay ahayd abbaaraha saacaddii tobnaad.

Yooxanaa 1

Yooxanaa 1:29-44