Kitaabka Quduuska Ah

Yooxanaa 1:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ereyguna jidh buu noqday, oo waa ina dhex joogay, oo waxaannu aragnay ammaantiisii, taas oo ahayd ammaantii u ekayd tan Wiilka keliya ee Aabbaha, ee nimco iyo run ka buuxa.

Yooxanaa 1

Yooxanaa 1:6-23