Kitaabka Quduuska Ah

Yoo'eel 1:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiyow, adigaan kuu qayshanayaa, waayo, dab baa laastay daaqii cidlada, oo dhirtii duurka ku tiilna olol baa wada gubay.

Yoo'eel 1

Yoo'eel 1:14-20