Kitaabka Quduuska Ah

Yexesqeel 1:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo qaarkiisa hore wuxuu iila ekaa dhuxul cadaatay oo uu dab ku jiro oo hareerihiisa ku wareegsan, oo qaarkiisa dambena wuxuu iila ekaa sidii dab oo kale, oo hareerihiisana waxaa ku wareegsanaa iftiin dhalaalaya.

Yexesqeel 1

Yexesqeel 1:17-28