Kitaabka Quduuska Ah

Yexesqeel 1:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo xagga ekaanta xayawaanka waxay u ekaayeen dab qaxmaya dhuxulihiis iyo qoryo ololaya. Oo xayawaanka dhexdooduu hor iyo dib iska daba noqnoqonayay, oo dabkuna wuu dhalaal dheeraa, oo waxaa dabka ka soo baxayay hillaac.

Yexesqeel 1

Yexesqeel 1:10-20