Kitaabka Quduuska Ah

Yexesqeel 1:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wejiyadoodu saasay ahaayeen, oo baalashooduna kor bay u kala fidsanaayeen, oo midkood kastaaba laba baal ayuu midka kan kale kula dhegganaa, oo labana waxay ku daboolnaayeen jidhkooda.

Yexesqeel 1

Yexesqeel 1:6-21