Kitaabka Quduuska Ah

Yeremyaah 52:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sannaddii saddex iyo labaatanaad oo Boqor Nebukadresarna Nebuusaradaan oo ahaa sirkaalkii askarta ayaa Yuhuuddii maxaabiis ahaan uga kaxaystay toddoba boqol iyo shan iyo afartan qof, oo dadkii la kaxaystay oo dhammuna waxay ahaayeen afar kun iyo lix boqol oo qof.

Yeremyaah 52

Yeremyaah 52:22-34