Kitaabka Quduuska Ah

Yeremyaah 52:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo ciidankii reer Kaldayiin oo sirkaalkii askarta la socday oo dhammuna waxay wada dumiyeen derbiyadii Yeruusaalem ku wareegsanaa oo dhan.

Yeremyaah 52

Yeremyaah 52:8-23