Kitaabka Quduuska Ah

Yeremyaah 52:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidqiyaah markuu boqor noqday wuxuu jiray kow iyo labaatan sannadood, oo Yeruusaalemna wuxuu boqor ku ahaa kow iyo toban sannadood. Oo hooyadiis magaceeduna wuxuu ahaa Xamuutal ina Yeremyaah oo reer Libnaah ahayd.

Yeremyaah 52

Yeremyaah 52:1-4