Kitaabka Quduuska Ah

Xaggay 2:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Ammaanta gurigan dambe waa ka sii weynaan doontaa tan kii hore. Oo Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Meeshan dhexdeeda ayaan nabad ku siin doonaa.

Xaggay 2

Xaggay 2:5-15