Kitaabka Quduuska Ah

Xaggay 2:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Xaggay jawaabay oo wuxuu yidhi, Rabbigu wuxuu leeyahay, Dadkanu waa saasoo kale, oo quruuntanuna saasoo kalay hortayda ku tahay, oo shuqul kasta oo ay gacmahooda ku qabtaanna waa saasoo kale, oo wixii ay halkaas ku bixiyaanna waa nijaas.

Xaggay 2

Xaggay 2:10-18