Kitaabka Quduuska Ah

Xaggay 2:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddii mid darafka maradiisa ku qaato hilib quduusan, oo uu darafkiisu taabto kibis, ama fuud, ama khamri, ama saliid, ama wax kale oo cunta ah, miyey waxaasu quduus noqonayaan? Kolkaasaa wadaaddadii waxay ugu jawaabeen oo ku yidhaahdeen. Maya.

Xaggay 2

Xaggay 2:8-14