Kitaabka Quduuska Ah

Xaggay 1:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiga ciidammadu sidanuu u hadlaa oo wuxuu leeyahay, Dadkanu waxay yidhaahdaan, Wakhtigii weli lama gaadhin, wakhtigii guriga Rabbiga la dhisi lahaa weli lama gaadhin.

Xaggay 1

Xaggay 1:1-7