Kitaabka Quduuska Ah

Xabaquuq 3:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiga Sayidka ah ayaa xoog ii ah, Cagahaygana wuxuu ka dhigaa sida cagaha deerada, Oo wuxuu igu socodsiin doonaa meelahayga sarsare. Tan waxaa lagu tiriyey madaxdii muusikaystayaasha, oo waxaa lagu qaadaa alaabtayda xadhkaha leh.

Xabaquuq 3

Xabaquuq 3:13-19