Kitaabka Quduuska Ah

Xabaquuq 3:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Anigu waan maqlay, kolkaasaan caloosha ka naxay, Oo codkii aawadiis ayaa bushimahaygu la qadhqadheen, Lafahaygiina way qudhmeen, oo meeshaydaan ku gariiray, Inaan iska nasto intaan sugayo maalinta dhibka Oo ay ciidammadu ku soo kici doonaan dadka.

Xabaquuq 3

Xabaquuq 3:7-19