Kitaabka Quduuska Ah

Xabaquuq 1:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, bal eega, waxaan soo kicinayaa reer Kaldayiin oo ah quruuntaas qadhaadh oo degdegga badan oo dhulka ballaadhkiisa mara inay hantiyaan meelo la dego oo ayan iyagu lahayn.

Xabaquuq 1

Xabaquuq 1:5-11