Kitaabka Quduuska Ah

Xabaquuq 1:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba sidaas daraaddeed allabari buu u bixiyaa shabaggiisa, oo fooxna wuu u shidaa shabagguu jiita, maxaa yeelay, iyaga ayaa qaybtiisii ku barwaaqowday, oo quudkiisiina aad iyo aad batay.

Xabaquuq 1

Xabaquuq 1:11-16