Kitaabka Quduuska Ah

Xabaquuq 1:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaad tahay mid indhihiisu ka sii daahirsan yihiin inay wax shar ah eegaan, oo qalloocna ma fiirin kartid, haddaba bal maxaad u fiirisaa kuwa khiyaanada sameeya? Oo maxaad u aamusan tahay marka sharrowgu liqo ninka isaga ka sii xaq yahay?

Xabaquuq 1

Xabaquuq 1:5-16