Kitaabka Quduuska Ah

Xaakinnada 21:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reer binu Israa'iilna waxay yidhaahdeen, Qabiilooyinkii reer binu Israa'iil oo dhan yaa ka maqan oo aan iman shirka Ilaah? Waayo, waxay ku dhaarteen dhaar weyn oo ku saabsan kii aan Misfaah Rabbiga ugu soo shirin, oo waxay yidhaahdeen, Hubaal kaas waa in la dilaa.

Xaakinnada 21

Xaakinnada 21:1-12