Kitaabka Quduuska Ah

Xaakinnada 21:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo haddana waxay yidhaahdeen, Bal eeg, sannad ka sannad waxaa jirta iidda Rabbiga ee lagu sameeyo Shiiloh, taasoo woqooyi ka xigta Beytel, oo ah dhanka bari oo waddada weyn oo Shekem aadda oo Beytel ka tagta, iyo Leboonaah xaggeeda koonfureed.

Xaakinnada 21

Xaakinnada 21:13-22