Kitaabka Quduuska Ah

Xaakinnada 21:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay dadkii Yaabeesh Gilecaad degganaa ka soo heleen afar boqol oo gabdhood oo dhallinyar oo wada bikrado ah, oo aan weligood ninna la seexan; oo waxay iyagii keeneen xeradii Shiiloh, taasoo ku tiil dalka reer Kancaan.

Xaakinnada 21

Xaakinnada 21:5-20