Kitaabka Quduuska Ah

Tiitos 1:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, hoggaamiyaha kiniisaddu waa inuu ceeb la'aado sida wakiilka Ilaah; oo uusan madax adkaan, oo uusan camal fududaan, oo uusan sakhraan noqon, oo uusan gacan fududaan, oo uusan faa'iidada ceebta ah jeclaan,

Tiitos 1

Tiitos 1:1-9