Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 9:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal xusuusta oo ha illoobina sidaad Rabbiga Ilaahiinna ah uga xanaajiseen markaad cidladii joogteen. Oo tan iyo maalintii aad dalkii Masar ka soo baxdeen iyo ilamaa aad halkan timaadeen Rabbigaad ku caasiyoobayseen.

Sharciga Kunoqoshadiisa 9

Sharciga Kunoqoshadiisa 9:1-16