Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 9:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sidaas daraaddeed ayaan Rabbiga hortiisa ku dhacay, oo afartan maalmood iyo afartan habeen ayaan hortiisa joogay, maxaa yeelay, Rabbigaa yidhi, Iyagaan baabbi'inayaa.

Sharciga Kunoqoshadiisa 9

Sharciga Kunoqoshadiisa 9:17-29