Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 9:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii Rabbigu Qaadeesh Barneeca idinka diray oo uu idinku yidhi, Taga oo hantiya dalkaan idin siiyey, waad ku caasiyowdeen amarkii Rabbiga Ilaahiinna ah, mana aydaan rumaysan, codkiisiina ma aydaan dhegaysan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 9

Sharciga Kunoqoshadiisa 9:18-29