Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 9:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaan qaaday dembigiinnii ahaa weyshii aad samaysateen, waanan gubay oo ku dul joogjoogsaday oo daqiijiyey, ilaa ay sida boodhka oo kale noqotay, oo boodhkeediina waxaan ku shubay durdurka buurta ka soo dega.

Sharciga Kunoqoshadiisa 9

Sharciga Kunoqoshadiisa 9:16-28