Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 9:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaan jeestay oo buurtii hoos uga degay, oo buurtiina dab baa ka qaxmayay, oo labadii loox oo axdiguna waxay ku jireen labadayda gacmood.

Sharciga Kunoqoshadiisa 9

Sharciga Kunoqoshadiisa 9:5-20