Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 8:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo waa dal aad waayitaanla'aan kibis kaga cunaysaan oo aydaan waxba uga baahnayn, waa dal dhagaxyadiisu ay bir yihiin, oo aad buurihiisana naxaas ka qodan doontaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 8

Sharciga Kunoqoshadiisa 8:1-13