Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 7:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba bal ogaada in Rabbiga Ilaahiinna ahu Ilaah yahay, oo isagu yahay Ilaaha aaminka ah oo axdiga dhawra, oo tan iyo kun qarni u naxariista kuwa isaga jecel oo amarkiisa xajiya.

Sharciga Kunoqoshadiisa 7

Sharciga Kunoqoshadiisa 7:7-14