Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 7:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, waxaad Rabbiga Ilaahiinna ah u tihiin dad quduus ah, oo Rabbiga Ilaahiinna ahu wuxuu idiin doortay inaad ahaataan dad hanti isaga uga ah dadyowga dhulka jooga oo dhan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 7

Sharciga Kunoqoshadiisa 7:1-12