Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 7:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Gurigiinnana waa inaydaan soo gelin wax karaahiyo ah, si aydaan sideeda oo kale wax xaaraan ah u noqon. Waa inaad kulligood ka yaqyaqsataan oo aad iyo aad u nacdaan, maxaa yeelay, waxaasu waa xaaraan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 7

Sharciga Kunoqoshadiisa 7:20-26