Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 7:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Xusuusta jirrabyadii waaweynaa oo aad aragteen, iyo calaamooyinkii, iyo yaababkii, iyo gacantii xoogga badnayd, iyo cududdii fidsanayd ee uu Rabbiga Ilaahiinna ahu idinku soo bixiyey, oo sidaasoo kalaa Rabbiga Ilaahiinna ahu ku wada samayn doonaa dadyowga aad ka cabsanaysaan oo dhan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 7

Sharciga Kunoqoshadiisa 7:10-26