Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 7:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markii Rabbiga Ilaahiinna ahu idin geeyo dalka aad ugu socotaan inaad hantidaan, oo uu hortiinna ka eryo quruumo badan oo ah reer Xeed, iyo reer Girgaash, iyo reer Amor, iyo reer Kancaan, iyo reer Feris, iyo reer Xiwi, iyo reer Yebuus, kuwaasoo ah toddoba quruumood oo idinka weyn oo idinka xoog badan,

Sharciga Kunoqoshadiisa 7

Sharciga Kunoqoshadiisa 7:1-5