Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 6:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waa inaad carruurtaada aad u bartaa oo aad kula hadashaa markaad gurigaaga fadhido, iyo markaad jid marto, iyo markaad jiifto, iyo markaad sara joogtaba.

Sharciga Kunoqoshadiisa 6

Sharciga Kunoqoshadiisa 6:1-12