Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 5:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waa inaanad iyaga u sujuudin, ama u adeegin, waayo, aniga oo ah Rabbiga Ilaahaaga ah waxaan ahay Ilaah masayr ah, oo xumaantii awowayaasha waxaan soo gaadhsiinayaa carruurtooda, iyo tan iyo farcanka saddexaad iyo kan afraad oo kuwa i neceb,

Sharciga Kunoqoshadiisa 5

Sharciga Kunoqoshadiisa 5:4-10