Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 5:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba waa inaad dhawrtaan oo u samaysaan sida Rabbiga Ilaahiinna ahu idiinku amray. Waa inaydaan u leexan xagga midigta iyo xagga bidixda toona.

Sharciga Kunoqoshadiisa 5

Sharciga Kunoqoshadiisa 5:23-33