Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 5:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Rabbigu maqlay codkii erayadiinna markaad ila hadasheen, oo Rabbigu wuxuu igu yidhi, Waan maqlay codkii erayada dadkan, oo ay kugula hadleen, oo wixii ay ku hadleen oo dhan si wanaagsan bay u yidhaahdeen.

Sharciga Kunoqoshadiisa 5

Sharciga Kunoqoshadiisa 5:20-30