Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 5:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, binu-aadmiga oo dhan bal yaa weligiis codka Ilaaha nool oo dabka dhexdiisa ka hadlaya maqlay, sidaan u maqalnay oo kale, oo sii noolaaday?

Sharciga Kunoqoshadiisa 5

Sharciga Kunoqoshadiisa 5:22-31