Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 5:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo waxaad tidhaahdeen, Bal eega, Rabbiga Ilaaheenna ahu wuxuu ina tusay ammaantiisa iyo weynaantiisa, codkiisiina waynu ka maqalnay dabka dhexdiisa, oo maanta waxaan ogaannay in Rabbigu dadka la hadlo oo uu isagu nool yahay.

Sharciga Kunoqoshadiisa 5

Sharciga Kunoqoshadiisa 5:18-29