Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 5:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waa inaad xusuusataa inaad addoon ku ahaan jirtay dalka Masar, oo Rabbiga Ilaahaaga ahu uu halkaas kaaga soo bixiyey gacan xoog badan iyo cudud fidsan, oo sidaas daraaddeed Rabbiga Ilaahaaga ahu wuxuu kugu amray inaad dhawrto maalinta sabtida.

Sharciga Kunoqoshadiisa 5

Sharciga Kunoqoshadiisa 5:9-21