Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 5:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Muuse u wada yeedhay dadkii reer binu Israa'iil oo dhan oo wuxuu ku yidhi, Reer binu Israa'iilow, maqla qaynuunnada iyo xukummada aan maanta dhegahiinna kula hadlayo inaad iyaga barataan oo aad dhawrtaan si aad u samaysaan.

Sharciga Kunoqoshadiisa 5

Sharciga Kunoqoshadiisa 5:1-7