Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 34:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo ma jirin mid sameeyey calaamooyinkii iyo yaababkii uu Rabbigu isaga dalkii Masar ugu diray inuu ku sameeyo Fircoon, iyo addoommadiisii oo dhan, iyo dalkiisii oo dhan,

Sharciga Kunoqoshadiisa 34

Sharciga Kunoqoshadiisa 34:4-12