Kitaabka Quduuska Ah

Sharciga Kunoqoshadiisa 34:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Muuse bannaankii Moo'aab ka tegey oo wuxuu aaday Buur Nebo, oo fuulay dhaladii Buur Fisgaah oo Yerixoo ka soo hor jeedda. Kolkaasaa Rabbigu isagii tusay dalkii Gilecaad oo dhan iyo tan iyo Daan,

Sharciga Kunoqoshadiisa 34

Sharciga Kunoqoshadiisa 34:1-3